
Jaamacadda oo Qabatay Tababar Ku Saabsan Hirgelinta Adeegyada Microsoft 365 ee Waxbarashada
Muqdisho, 23 May 2026 :- Xarunta KM4 ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta lagu qabtay tababar ku saabsan hirgelinta adeegyada Microsoft ee waxbarashada, kaas





