Ololaha nadaafadda Jaamacadda ayaa maanta lagu qabtay xarunta Shabeelle

Ardayda, macalimiinta Kuliyadda Waxbarashada iyo Maamulka JUS , ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyay xarunta Shabeelle ee defmada Xamarwayne. Raktarka JUS Dr. Maxamed Axmed Jimcaale, ayaa kala qaybqaatay ardayda ololaha nadaafadda, wuxuuna sheegay in ay doonayaan in shaqadaan ay noqoto mid joogto ah, isla markaana bil kasta maalin nadaafad wadareed ah ay ardaydu samayso. Gudoomiye…

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed Oo Kormeeray Xarunta Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta booqasho xog uruurin ah ku tegay xaruunta wayn ee Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS). Maareeyuhu wuxuu u kuur galay hawlaha dib-u-dhiska iyo dayactirka ee Jaamacadda Ummaddu ka sameysay Xaruunta Gaheyr oo hadda ay saldhig u ah 7 kulliyadood oo ay dhigtaan…

Gudoomiye ku xigeenka maamulka & maaliyadda Jaamacadda Ummadda oo soo xiray tababar mudo labo maalin ah uga socday hogaanka ardayda Jaamacadda

Gudoomiye ku xigeenka maamulka & maaliyadda JUS Dr. Abdullahi Sh/Rashid ayaa soo xiray tababar mudo labo maalin ah uga socday hogaanka ardayda Jaamacadda Ummadda Xarunta km4. Tababarka oo ujeedkiisu ahaa dhisidda awooda hogaamineed ee Naadiga Ardayda Jaamacadda, waxaa casharo ka bixiyay: Dr. Abdullahi Sh/Rashid, Prof. Aden Guleed Shabeel, Mr.C/raxman Ibraahim Cilmi (M.kobac), Mr. SayidOmar Yasin…

Rector of Somali National University signs a cooperation agreement with Rector University of Helsinki.

The Rector of Somali National University, Mohamed Ahmed Jumale and his counterpart, Rector University of Helsinki, Jari Niemela, have signed a collaboration agreement between the two Universities. A delegation from Somali National University headed by the Rector, including the Dean of the Faculty of Journalism and Communication, Abdulkadir Diesow and Dr Mulki, technical advisor for…

Finland can set an example in promoting learning

Education has not played an important role in Finland’s development policy, even though the educational achievements of Finnish children are among the highest in the world. Published 24.08.2019 in Helsinki Sanomat. With the start of the Finnish EU Presidency, we want to highlight the role of universities in solving global problems. Respect for human dignity…

Higher Education Conference

Higher Education Conference 2019

The Somali National University is happy to announce its annual conference on Higher Education in Post-Conflict Societies, which will be taking place once again on July 24 -26, 2019 in Mogadishu, Somalia. The 2030 Agenda for Sustainable Development came into force in January 2016 as the central United Nations (UN) platform for achieving ‘integrated and…

Shirka jaamacadaha wadama islaamka ee Afrika

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeyb galay shirka jaamacadaha wadama islaamka ee Afrika

Waxaa booqashado ku tagay Jaamacadda Caalimiga ee Afrika (IUA), Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), Dr. Maxamed Axmed Jimcaale, halkaasuu uga qeyb galay shirka oo ay marti galisay Jaamacaddaas. Madaxda shirkaas kaso qeyb gashay waxey isla meel dhigeen in jaamacadaha ay baahiyaan tacliin sare oo islaami ah taasoo isla markaas xanbaarsan aqoonta sayniska iyo Taknolojiyadda. Sidoo…

Final game 2018

SNU 2018 Football Tournament Ended

SNU has concluded its annual football tournament which is held for the faculties. This year the number of faculties has increased from 7 to 9 faculties. The final match was attended by the education minister MP. Cabdullaahi Goodax Barre, youth and sports minister MP. Khadija M. Diiriye and the Rector of Somali National University Dr.…