Jaamacadda Ummadda waxa ay qabanaysaa Tartan Gaari Bullet Proof
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ah hay’ad dowliya, lehna shakhsiyad qaanuuneed iyo madaxbanaani maamul, maaliyadeed iyo farsamo ,waxayna si rasmi ah ugu dhisan tahay Sharci L.72 ee 7 Septembar 1977 oo ah sharciga Jaamacadda Ummadda Soomaaaliyeed, una ogalaanaya inay heshiisyo la gasho hay’ad ama shirkad kasta oo ay uga baahan tahay inay u fuliso hawlaheeda gaarka…