OGEYSIIS WAXBARASHO TAKHASUS AH

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo kaashaneysa Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Islaamka waxay bulshada Soomaaliyeed ku wargelinaysaa furitaanka diiwaan-gelinta Takhasusaatka Mastarada ee soo socda: Takhasusyada la bixinayo: Mastarka Dacwada Mastarka Garsoorka iyo Siyaasadda Sharciga Faahfaahin Kooban: Nooca Shahaadada: Master Degree (ماجستير) Muddada Waxbarashada: 2 sano Maalmaha Casharrada: Sabti – Khamiis Goobta Waxbarashada: Machadka Sare ee Dacwada &…

Wasiirka Waxbarashada XFS oo booqasho shaqo ku yimid Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir, ayaa maanta warbixin ka dhageystay, Raktar xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda iyo xubno ka tirsan howlwadeenada Jaamacadda. Kulanka waxaa looga hadlay barnaamijka Joogtaynta Macalimiinta kaasoo sanadkii lasoo dhaafay Jaamacaddu hirgelisay, iyadoo wasiirka looga warbixiyay heerka uu marayo iyo saameynta uu ku…

Daah-furka Mashruuca PAIS-FUS: Iskaashiga Talyaaniga iyo Soomaaliya ee Dhismaha Kartida Maamul ee Hay’adaha Dowladda

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyadoo la kaashaneysa Jaamacadda Palermo (UniPA) iyo Hay’adda Talyaaniga ee Iskaashiga Horumarinta (AICS), ayaa si rasmi ah u daah-furtay mashruuca muhiimka ah ee PAIS-FUS – mashruuc saddex sano socon doona oo diiradda saaraya dhisidda iyo tayeynta kartida maamulka ee hay’adaha dowladda, iyadoo lagu bilaabayo Wasaaradaha Caafimaadka iyo Caddaaladda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.…

Ra’iisul Wasaarihii Hore Cali Maxamed Geeddi oo Booqasho Ku Yimid Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa booqasho ku yimid xarunta dhexe ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), waxana uu kulan gaar ah kula yeeshay Raktarka Jaamacadda, Mudane Prof. Xasan Cusmaan Gacal. Raktarka Jaamacadda ayaa ugu horrayn Ra’iisul Wasaaraha hore siiyay warbixin dhamaystiran oo ku saabsan howlaha baaxadda leh ee jaamacaddu ka…

Invitation to Bid for the Supply and Installation of Office Furniture and Interior Decoration

The Somali National University (SNU), operating under the Federal Government of Somalia (FGS), is funded through allocations from the Government as well as internally generated revenue, primarily from student contributions. A portion of this funding has been allocated for the procurement and delivery of Office Furniture and Decoration, to be implemented under a Framework Agreement…

Shaacinta Guulaystayaasha Deeq Waxbarasho Heerka Labaad ee Takhasuska “Physiotherapy”

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo u direysaa ardayda ku guuleysatay Deeqda Waxbarasho ee heerka labaad (Master’s Degree) ee takhasuska “Physiotherapy”. kuwaas oo ku xusan liiska hoose. Hadaba, ardayda ku guuleysatay deeqdan waxaa la ogeysinayaa in isdiiwaangalinta ay bilaabaneyso maalinka beri ah kuna beegan 11 Febraayo, 2025, waxeyna ku egtahay 13 Febraayo 2025. Goobta isdiiwaan gelinta:…

Ogaysiis: Deeq Waxbarasho Heerka Labaad ee Takhasuska “Physiotherapy”

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay bixinaysaa Deeq waxbarasho oo heerka labaad ah, Taqasuska “Physiotherapy”. Fursadaan waxbarasho ayaa si gaar ah loogu talagalay 15 arday oo heysta shahaadada Kalkaalisnimada (Bachelor of Nursing) iyo khibrad shaqo ugu yaraan 3 sano. Ardayda ku guuleysta barnaamijkaan waxay helayaan fursad ay ku tagaan Jaamacadda UniCamillus ee dalka Talyaaniga si ay u…

Diplomaha sare ee waxbarashada

Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 2aad ee Diplomaha sare ee waxbarashada (Post Graduate Diploma in Education ) Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa 1- In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Waxbarashada ama Artska la xiriira. 2- Qofkii heysto shahaado cilmi ah (Bachelor of Science) waa inuu keenaa caddeyn ku saabsan inuu…