Invitation to Bid for the Supply and Installation of Office Furniture and Interior Decoration

The Somali National University (SNU), operating under the Federal Government of Somalia (FGS), is funded through allocations from the Government as well as internally generated revenue, primarily from student contributions. A portion of this funding has been allocated for the procurement and delivery of Office Furniture and Decoration, to be implemented under a Framework Agreement…

Bandhiga carwada wax qabadka dowladda

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka qeyb gashay carwada bandhiga wax qabadka ee dowlada. Jaamacadda ayaa carwadaas kuso bandhigtay guulihii ay gaartay mudadii 10 ka sano aheyd ay shaqeyneysay kadib markii dib lo howl galiyay sanadkii 2014, taasoo ku beegan toban sano. Mudadaas kooban Jaamacadda waxaa ka qalinjabisay arday kor u dhaafeysa 2,400, ayadoo sidoo kale…

OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaan lagu wargelinaynaa dhammaan ardayda doonaysa inay iska diiwaan geliyaan barnaamijka Ingiriisiga degdegga ah (Intensive English Program) ee kulliyadda Luuqadaha, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, in is diiwaangelinta ardayda cusub uu furmi doono 07 December 2023 ku eg 10 ka Janaayo 2024. Shuruudaha ardayga is diiwaangalinayo : 1. File ama (gal) bir leh. 2. 2 sawir oo…

Master Degree in International Relations / Political Science

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Somaliyeed (JUS) waxa ay qaadaneysaa dufcadii 2aad ee Barnaamijka Takhasuska Culuumta Bulshada (Master’s Degree) ee takhasusaadka kala ah: – 1. Xiriirka Caalamiga (Master Degree in International Relations) 2. Cilmiga Siyaasadda (Master Degree in Political Science). Takhasusaadkaan waxaa wax ka dhig doono khubaro aqoon fiican u leh Culuumta Siyaasadda.…

Difaacashada Buuga Qalin-jabinta Dufcadda 2aad iyo 3aad Kulliyaddaha Culuumta Bulshada iyo Cafimaadka.

Xarunta KM4 ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxaa Todobaadkana ka bilaawday buug difaacashada dufcadii 2aad ee Kulliyadda Culuumta Bulshada gaar ahaan qaybta Soiology and Social work, oo soo bilowda Talaado 09/05/2023. Sidoo kale shalay iyo maanta waxaa buugaagta qalin jebinta difaacanaya Ardayda kulliyadda caafimaadka iyo qalliinka kuwaas oo noqonaya dufcaddii 3aad dib u howlgelinta Jaamacadda ka…

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Akadeemiysd Goboleedka Af-Soomaaliga oo kala Saxiixday Iskaashi iyo wada shaqeyn.

29 Agoosto 2021 JUS: – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Akadeemiyad Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ayaa kala saxiixday Iskaashi iyo wada shaqeyn iyo horumarinta Af Soomaaliga. Munaasabad balaaran oo ay heshiis is afgarad ku kala saxiixanayeen Jaamacadda Ummadda iyo Akadeemiyad Goboleedka Af-Soomaaliga ayaa ka dhacday xarunta JUS ee Shabeele. Munaasabada ayaa waxa qayb galay masuuliyiin ka…