News

Ardayda iyo Macalimiinta Jaamacadda oo la fasaxay muddo 15-cisho ah

Iyadoo la fulinayo go’aanka ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha JFS ee ku aadanaa in la xirayo dhammaan goobaha waxbarashada dalka laga billaabo maanta oo Arbaco ah , ayaa raktarka JUS, Dr. Mohamed Axmed Jimcaale waxuu ku dhawaaqay in jaamacadu fasax tahay, laga bilaabo 18-03-2020 Ilaa mudo 15 maalin ah, si looga qayb qaato badqabka bulshada iyo […]

Ololaha nadaafadda Jaamacadda ayaa maanta lagu qabtay xarunta Shabeelle

Ardayda, macalimiinta Kuliyadda Waxbarashada iyo Maamulka JUS , ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyay xarunta Shabeelle ee defmada Xamarwayne. Raktarka JUS Dr. Maxamed Axmed Jimcaale, ayaa kala qaybqaatay ardayda ololaha nadaafadda, wuxuuna sheegay in ay doonayaan in shaqadaan ay noqoto mid joogto ah, isla markaana bil kasta maalin nadaafad wadareed ah ay ardaydu samayso. Gudoomiye […]

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed Oo Kormeeray Xarunta Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta booqasho xog uruurin ah ku tegay xaruunta wayn ee Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS). Maareeyuhu wuxuu u kuur galay hawlaha dib-u-dhiska iyo dayactirka ee Jaamacadda Ummaddu ka sameysay Xaruunta Gaheyr oo hadda ay saldhig u ah 7 kulliyadood oo ay dhigtaan […]

Gudoomiye ku xigeenka maamulka & maaliyadda Jaamacadda Ummadda oo soo xiray tababar mudo labo maalin ah uga socday hogaanka ardayda Jaamacadda

Gudoomiye ku xigeenka maamulka & maaliyadda JUS Dr. Abdullahi Sh/Rashid ayaa soo xiray tababar mudo labo maalin ah uga socday hogaanka ardayda Jaamacadda Ummadda Xarunta km4. Tababarka oo ujeedkiisu ahaa dhisidda awooda hogaamineed ee Naadiga Ardayda Jaamacadda, waxaa casharo ka bixiyay: Dr. Abdullahi Sh/Rashid, Prof. Aden Guleed Shabeel, Mr.C/raxman Ibraahim Cilmi (M.kobac), Mr. SayidOmar Yasin […]

Rector of Somali National University signs a cooperation agreement with Rector University of Belsinki.

The Rector of Somali National University, Mohamed Ahmed Jumale and his conterpart, Rector University of Belsinki, Jari Niemela, have signed a collaboration agreement between the two Universities. A delegation from Somali National University headed by the Rector, including the Dean of the Faculty of Journalism and Communication, Abdulkadir Diesow and Dr Mulki, technical advisor for […]

Fursad Shaqo: Barayaal, Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada

Jaamacadda Ummadda Waxa ay u baahan tahay Barayaal  Cashira ka bixin kara Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada , kuwaas oo dhigi kara  maadooyinka hoos ku xusan: 1. Range management, forage production and conservation 2. Epidemiology Shuruudaha iyo Shahaadooyinka laga doonayo codsadaha: 1. Waa inuu heystaa shahaadada Master-ka ama Ph.D. 2. Waa in celceliska dhibcaha (CGPA) uusan […]

Ardayda Kulliyadda Saxaafadda Jaamacadda Ummadda oo Booqasha aqoon korosi ah ku yimid Madaxtooyada Qaranka

Madaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay ardayda dhigata kulliyadda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed booqasho cilmiyeed ay wax kaga ogaanayaan hannaanka shaqo ee Xafiisyada ugu sarreeya dalka. Ardadan oo soo indho-indheeyey qeybaha kala duwan ee Madaxtooyada ayaa kulammo xog wareysi ah la yeeshay qaar ka mid ah agaasinka, madax-qaybeedyada iyo shaqaalaha Madaxtooyada JFS. Agaasimaha […]

CALL FOR ABSTRACTS 2020

CALL FOR ABSTRACTS   The Somali National University is happy to announce its annual conference on Higher Education in Post-Conflict Societies,which will be taking place once again on July 21 -23, 2020 in Mogadishu, Somalia. The 2030 Agenda for Sustainable Development came into force in January 2016 as the central United Nations (UN) platform for […]