News

Job opportunity

Somali National University is seeking qualified Lecturers to for the positions listed below at the Faculty of Veterinary Medicine and Animal Husbandry. Fishing Industry Food technology Infectious disease II Fish disease, poultry medicine and Veterinary ethics & legislation Applicants might be preferably Master or PhD degree holders in Veterinary Science/Medicine, Marine Biology or related Life […]

Fursad Shaqo

Fursad Shaqo

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, faraceeda Galmudug-Caabud-waaq, waxa ay xayeysiinaysaaa Fursadaha Shaqo ee hoos ku xusan: Labo macalin oo dhigi karta maadooyinka kala ah. Chemistry, Biology, Mathematics and Physics Shuruudaha laga rabo macalinka 1. Waa in uu wato shahaadada Master-ka oo ah Chemistry iyo Biology (Chemistry major and Biology minor). 2. Waa in uu wato shahaadada Master-ka […]

Job Opportunity

Job Opportunity

Somali National University seeks to recruit a qualified person to the position of Lecturer of construction science course, faculty of Engineering. Applicants must be Master or PhD degree holders in Civil Engineering. Requirements. 1. Recent application later and CV, 2. Copies of certificates of all academic degree qualifications/ transcripts. 3. For Lecturers CGPA shall not […]

Fursad Macalinimo

Fursad Macalinimo

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed , faraceeda Caabud-waaq , waxa ay xayeysiinaysaaa Fursadaha Shaqo ee hoos ku xusan: Labo macalin oo dhigi kara cilmiga caafimaadka bulshada (Public Health). Shuruudaha laga rabo macalinka 1. Waa in uu wato shahaadada Master-ka oo ah cilmiga caafimadka bulshada (Master of Public Health) 2. Waa in uu leeeyahay khibrad macalinimo oo aan […]

World Environment Day

World Environment Day Commerated at SNU

5th June is world environment day, every year over 143 countries celebrate this day. This year’s heading is PEAT PLASTIC POLLUTION to highlights the danger of plastic pollution which harms both animals and the environment. Plastic pollution is non bio-degradable and can last for upto 500 years. Af-Soomaali 5 June waa maalinta deeganka aduunka WORLD […]

FURSAD SHAQO

FURSAD SHAQO

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED XARUNTA CAABUDWAAQ Kulliyadda Darasaatka Islaamka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u baahan tahay labo Bare oo ka hawl gala Xarunteeda Magaalada Caabudwaaq dhigana Maadooyinka soo socda: 1- Bare Fiqhi iyo Usuulul Fiqhi A. Waa inuu haystaa shahaadada Bachelar Shariica iyo Master Usuulul Fiqhi ama Fiqhi. B. Waa Inuu leeyahayna khibrad macalimo ugu […]

FURSAD SHAQO

FURSAD SHAQO

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED – XARUNTA CAABUDWAAQ Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Culuumta Maamulka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u baahan tahay Sadex Bare oo ka hawl gala Xarunteedda Galmudug ee Magaalada Caabudwaaq, dhigana Maadooyinka soo socda: 1- Bare Economics (Microeconomics & Macroeconomics) A. Waa inuu haystaa shahaadada Master-ka ee Cilmiga Dhaqaalaha ama PhD. B. Waa Inuu leeyahayna […]

Sudanese Delegate

SNU has welcomed a delegation from the Republic of Sudan

SNU has welcomed a delegation from the Republic of Sudan let by Prof. Dr. Tariq Mohamed Nour, general manager of foreign relations at the ministry of Higher Education and Scientific Research. Prof. Tariq came to see firsthand the state of higher education in Somalia, he has toured different campuses of SNU including Gaheyr, KM4 and […]

2nd Annual International Conference on Higher Education in Post-conflict Societies

Conference on Higher Education in Post-Conflict Societies

Higher Education in Post-Conflict Societies RISING TO THE CHALLENGES: RESEARCH, INNOVATION & DEVELOPMENT Annual Conference July 24, 25 &26, 2018 Mogadishu, Somalia CALL FOR ABSTRACTS The Somali National University is happy to announce its annual conference on Higher Education in Post-Conflict Societies will be taking place once again on July 24 -26, 2018 in Mogadishu, […]

SNU Board Meeting at Gaheyr

SNU board meeting at Gaheyr Campus after AMISOM Vacates

SNU board held its meeting at Gaheyr campus after AMISOM troops vacated the campus. The meeting was chaired by the president Mr. Mohamed Abdullahi Farmaajo. The president talked about the need for higher education in Somalia which is dealing with high unemployment and youth population, the president said the government will increase SNU budget so […]