News

Barnaamijka Tababarka Takhasuska Hal-Sano

Barnaamijka Tababarka Takhasuska Hal-Sano

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan in Jaamacadda Ummadda bilaabi doono hal sano dibloma takhasus ah laguna takhasusaayo  maadooyin qaanuun ah taaso ka saraysa heer jaamacad. Ardadayda iyo dadwaynaha soomaaliyeed waxaa lagu wargalinayaa ciddi danaynaysa in ay la sooxirto xaruta jaamacaadda ee xamarwayne. Wixii faah faah hin dheeraad ah fiiri lifaaqa.

Job opportunity – Faculty of Economics and

Job opportunity – Faculty of Economics and

Job title 1 Theories and Principles of economic development 2 Economic Policy Candidate must have his/her Bachelor and Masters degree purely on economics. 3 Research Methodology Research methodology candidate should have experience in research methodology with published papers. All candidate should be fluent in English Ends July 15 Applicants can send their CVs to economics@snu.edu.so