Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed Oo Kormeeray Xarunta Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda

Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta booqasho xog uruurin ah ku tegay xaruunta wayn ee Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS). Maareeyuhu wuxuu u kuur galay hawlaha dib-u-dhiska iyo dayactirka ee Jaamacadda Ummaddu ka sameysay Xaruunta Gaheyr oo hadda ay saldhig u ah 7 kulliyadood oo ay dhigtaan…

Gudoomiye ku xigeenka maamulka & maaliyadda Jaamacadda Ummadda oo soo xiray tababar mudo labo maalin ah uga socday hogaanka ardayda Jaamacadda

Gudoomiye ku xigeenka maamulka & maaliyadda JUS Dr. Abdullahi Sh/Rashid ayaa soo xiray tababar mudo labo maalin ah uga socday hogaanka ardayda Jaamacadda Ummadda Xarunta km4. Tababarka oo ujeedkiisu ahaa dhisidda awooda hogaamineed ee Naadiga Ardayda Jaamacadda, waxaa casharo ka bixiyay: Dr. Abdullahi Sh/Rashid, Prof. Aden Guleed Shabeel, Mr.C/raxman Ibraahim Cilmi (M.kobac), Mr. SayidOmar Yasin…

Rector of Somali National University signs a cooperation agreement with Rector University of Helsinki.

The Rector of Somali National University, Mohamed Ahmed Jumale and his counterpart, Rector University of Helsinki, Jari Niemela, have signed a collaboration agreement between the two Universities. A delegation from Somali National University headed by the Rector, including the Dean of the Faculty of Journalism and Communication, Abdulkadir Diesow and Dr Mulki, technical advisor for…

Ardayda Kulliyadda Saxaafadda Jaamacadda Ummadda oo Booqasha aqoon korosi ah ku yimid Madaxtooyada Qaranka

Madaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay ardayda dhigata kulliyadda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed booqasho cilmiyeed ay wax kaga ogaanayaan hannaanka shaqo ee Xafiisyada ugu sarreeya dalka. Ardadan oo soo indho-indheeyey qeybaha kala duwan ee Madaxtooyada ayaa kulammo xog wareysi ah la yeeshay qaar ka mid ah agaasinka, madax-qaybeedyada iyo shaqaalaha Madaxtooyada JFS. Agaasimaha…

CALL FOR ABSTRACTS 2020

CALL FOR ABSTRACTS   The Somali National University is happy to announce its annual conference on Higher Education in Post-Conflict Societies,which will be taking place once again on July 21 -23, 2020 in Mogadishu, Somalia. The 2030 Agenda for Sustainable Development came into force in January 2016 as the central United Nations (UN) platform for…

Finland can set an example in promoting learning

Education has not played an important role in Finland’s development policy, even though the educational achievements of Finnish children are among the highest in the world. Published 24.08.2019 in Helsinki Sanomat. With the start of the Finnish EU Presidency, we want to highlight the role of universities in solving global problems. Respect for human dignity…

Higher Education Conference

Higher Education Conference 2019

The Somali National University is happy to announce its annual conference on Higher Education in Post-Conflict Societies, which will be taking place once again on July 24 -26, 2019 in Mogadishu, Somalia. The 2030 Agenda for Sustainable Development came into force in January 2016 as the central United Nations (UN) platform for achieving ‘integrated and…