4026 Arday ayaa u Fadhiisatay Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda

Muqdisho, Sebteembar 20, 2022:- Imtixaanka soo gelida Jaamacada Ummada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarumaha Jaamacadda Ummadda ku leedahay dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland. Raktar xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda, Dr.Cabdullahi Sh.Rashid “Maki” ayaa daahfuray Imtixaanka soo galista Jaamacadda sanad Tacliimeedka 2022-2023 oo ka qabsoomay xarumaha jaamacada ee Muqdisho, Galmudug…

Ogaysiis Muhiim ah

Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2022– 2023, waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda Jaamacadda la qaban doono maalinta Talaadada, 20-September 2022 saacadu marka ey tahay 7:00 subaxnimo Waqtiga Muqdisho. Ardayda waxaa lagu wargelinayaa in ay soo ogaadaan fasalada ay imtixaanka ku geli doonaan ugu daanbayn 19 September 2022. Fiiro…

OGAYSIIS

Kulliyadda Cilmiga Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed, qaybteeda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahintu waxay ogaysiinaysaa dhammaan wariyeyaasha ka shaqeeya warbaahinta Soomaaliya in ay Jaamacaddu qaadanayso arday cusub oo kooban oo qaadan doona Professional Diploma in Journalism oo hal sano ah oo lacag la’aan ah. Diiwangelintu waxay bilaabmaysaa Isniin, September 12, 2022, waxaanay xidhmaysaa Khamiis, September 22,…

ماجستير في الفقه وأصوله/القضاء

Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Qaybta Shariicada Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay Takhasusaat sare (Master Programs) kuwaas oo kala ah: 1- ماجستير في الفقه وأصوله (Fiqi iyo Usuul). 2- ماجستير في القضاء (Garsoorka). Muddada Shahaadada lagu qaadanayo waa laba…

Jaamacadda oo Casho Sharafeed u Samaysay 29 Arday oo Deeq Waxbarasho u Aadaya Dibada.

Muqdisho, Aug 31, 2022: Jaamacadda Ummadda ayaa xalay kulan casho sagootin iyo dardaaran ah u samaysay 29 arday oo deeq waxbarasho u aadaya wadamada Talyaaniga, Türkiye, netherlands Japan iyo India. Munaasabada waxaa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee XFS mudane, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) Dr. Xasan Cumar Mahadalla,…

Master of Arts in Educational Leadership and Management

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay takhasus sare (Master Degree) kaas oo ah Maaraynta iyo Hogaaminta Waxbarashada (Master of Arts in Educational Leadership and Management). Muddada Shahaadada lagu qaadanayo waa laba sano (24 months). Takhasuskan waxa uu ka jawaabayaa baahida…

Postgraduate Diploma in Research and Biostatistics

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay Diblooma sare (Postgraduate Diploma in Research and Biostatistics) taas oo muhiim u ah bahda cilmiga caafimaadka (Health Sciences and Medical Professionals). Muddada Shahaadada lagu qaadanayo waa hal sano (12 months). https://sphr.snu.edu.so/postgraduate-diploma-in-research-and-biostatistics/ Wixi faafhin dheeri…

Master of Arts (MA) in Political Science / International Relations & Diplomacy

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Qaybta Cilmiga Siyaasadda Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay takhasusaat sare (Master Degree oo kala ah: Shahaadada Heer Labaad ee Cilmiga Siyaasadda (Master of Arts (MA) in Political Science) Shahaadada Heer Labaad…