Research Topics
Research Topics Year: 2023-2024 # Research Topic 1 A Study…
Research Topics Year: 2023-2024 # Research Topic 1 A Study…
Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2021– 2022, waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda JUS la qaban maalinta Sabdiga (04-September 2021) saacadu marka ey tahay 7:00 subaxnimo Waqtiga Muqdisho. Ardayda waxa ay imtixaanka ku gelidoonaan xarumaha hoos ku xusan: 1- Ardayda wadata Roll Numbarka kaarka gelida imtixaanka (JUS7602/21 ilaa JUS8334/21)…
Kalandarka waxbarashada Sannad-waxbarasheedka Jaamacadda 2021-2022
29 Agoosto 2021 JUS: – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Akadeemiyad Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ayaa kala saxiixday Iskaashi iyo wada shaqeyn iyo horumarinta Af Soomaaliga. Munaasabad balaaran oo ay heshiis is afgarad ku kala saxiixanayeen Jaamacadda Ummadda iyo Akadeemiyad Goboleedka Af-Soomaaliga ayaa ka dhacday xarunta JUS ee Shabeele. Munaasabada ayaa waxa qayb galay masuuliyiin ka…
Jaamacada Ummadda Somaaliyeed (JUS), waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda JUS, in bisha September 2021 la bilaaabi doono duruusta barashada af-Talyaaniga. Koorsooyinku waxay u furan yihiin in ay ka soo qayb gali karaan dhammaan shaqaalaha iyo ardayda kulliyadaha JUS. Duruustana waxaa lagu qaban doonaa Xarunta Shabelle. Wixii macluumaad dheeri ah waxaa laga heli karaa wakhtiga is-diiwaangelinta, tasoo…
Dhammaan Ardayda rabta inay ku soo biirto Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2021-2022, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada araajida codsiga ay bilaaban doonto 24/07/2021 insha allah . F.G 1- Ardayda Sanadkan ku baastay Imtixaanka Shahaadiga waxay isku diiwaangelin karaan Rool Lambar iyo Kaarka aoonsiga ay ku galeen imtixaanka Sannad Dugsiyadeedka 2021/2022 ee Wasaaradda Waxbarashada .…
Raktar ku xigeenka Arimaha Waxbarashada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) Prof. Aaden Guuleed Shabeel, ayaa ka qayb galay munaasabad ay ardayda kuliyada caafimaadka JUS ku difaacaneeyeen buugaagta qalinjebinta. Ardayda difaacatay buugaagta ayaa tiradooda waxa ay gaaraaysaa 43 arday, kuwaas oo ah dufcadii koowaad tan iyo dib u howlgelinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Sidoo kale munaasabadda waxaa goobjoog…
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo u diraysaa dhamaan Bulshada Soomaaliyeed, sanadguuradii 61 ee ka soo wareegtay markii gobollada Koofgureed ee dalka ay xornimada ka qaateen Gumaystahii iyo israacii labada gobol Koofur iyo Waqooyi taas oo maanta ku began. Kowda Luulyo ayaa ah maalin aad u qiima badan taas oo ku astaysan midnimada iyo dowladda ummadda…
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay idinku bishaareyneysaa inay bilaabeyso, Barnaamijka Takhasuska ee Qaanuunka (Master degree of law). Jaamacaddu waxay ku bilaabeysaa labo qeybood oo takhasus ah oo ardaydu kala dooran doonaan,kuwaasoo kala ah: MAJOR IN SOMALI LEGAL STUDIES, MAJOR IN PUBLIC AND ADMINISTRATIVE LAW. Shuruudaha laga rabo ardayga soo codsanaya Masterka Qaanuunka ee JUS waa: Inuu…