Master Degree in Law

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Somaliyeed (JUS) waxa ay qaadaneysaa dufcadii 3aad ee Barnaamijka Takhasuska Qaanuunka (Master Degree in Law) takhasuska : (LLM in Public and Administrative Law). Shuruudaha laga rabo ardayga soo codsanaya Masterka Qaanuunka waa: Inuu keeno shahaadada heerka 1aad (Shareeca ama Qaanuun) asal iyo nuqul lasoo tasdiiqay ama Shahaadada dibloomaha…

Master of Public Health

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in uu furmay diiwaan gelinta Baranaamijka Takhasuska ee MPH (Master of Public Health) Sanad-Tacliimeedka 2023-2024 Muddada waxabarashadu waa laba sano (24 months). Shuruudaha looga baahan yahay codsadaha: Waa Inuu haystaa shahaadada heerka laad (Bachelor) oo ay bixisay Jaamacad la agoonsan…

Ogaysiis Mihiim ah

Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (Intensive English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in Kowda bisha Jannaayo 2023 laqaadan doono Arday cusub. Is diiwaangelinta waxa ay ku eg tahay (30-ka Jannaayo 2023) Shuruudahaha laga doonayo ardayga xiliga is diiwaangelinta waa kuwan hoos ku qodban: File ama (gal). 2 sawir oo…

Ogaysiis: Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law)

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay qaadanaysaa dufcaddii 11aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Shuruudaha looga baahan yahay codsadaha: In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Arts ka la xiriira. Qofkii heysto shahaado cilmi ah…

Ogeysiis

Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay dhamaan ardaydii isku diiwaangelisay iyo cid kasta oo danaynaysa Shahaadada heer labaad ee jaamacadda takhususaadka kala ah:- 1. Xiriirka Caalimiga (Master Degree in International Relations 2. Cilmiga Siyaasadda (Master Degree in Political Science), waxaa la ogeysiinaysaa la daah furi doono maalinta Sabtiga 29/10/2022, waxbarshadu waxa ay bilaaban doontaa maalinta Axada 30/10/2022, Inshaa Allaah.  

Ogaysiis Muhiim ah

Dhamaan ardayada iska diiwaangelisay Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed (JUS) sanad waxbarashadeedka 2022– 2023, waxaa la ogaysiinaya in imtixaanka soo gelidda Jaamacadda la qaban doono maalinta Talaadada, 20-September 2022 saacadu marka ey tahay 7:00 subaxnimo Waqtiga Muqdisho. Ardayda waxaa lagu wargelinayaa in ay soo ogaadaan fasalada ay imtixaanka ku geli doonaan ugu daanbayn 19 September 2022. Fiiro…

OGAYSIIS

Kulliyadda Cilmiga Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed, qaybteeda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahintu waxay ogaysiinaysaa dhammaan wariyeyaasha ka shaqeeya warbaahinta Soomaaliya in ay Jaamacaddu qaadanayso arday cusub oo kooban oo qaadan doona Professional Diploma in Journalism oo hal sano ah oo lacag la’aan ah. Diiwangelintu waxay bilaabmaysaa Isniin, September 12, 2022, waxaanay xidhmaysaa Khamiis, September 22,…

ماجستير في الفقه وأصوله/القضاء

Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Qaybta Shariicada Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2022/2023 ay so kordhisay Takhasusaat sare (Master Programs) kuwaas oo kala ah: 1- ماجستير في الفقه وأصوله (Fiqi iyo Usuul). 2- ماجستير في القضاء (Garsoorka). Muddada Shahaadada lagu qaadanayo waa laba…