Araaji Qabashada Dufcada 2-aad, ee Culuumta Siyasadda (Political Science) oo Bilaabatay

Jaamacada Ummada Soomaaaliyeed, waxay Bulshada Soomaaliyeed ee jecel waxbarashada Sare ee (Postgraduate) ugu Bishaaraynaysaa in ay Qaadaneyso Dufcadii Labaad ee Culuumta Siyasadda (Political Science) . Hadaba Shuruudaha Laga Doonayo Ardeyga Soo Codsanayo Waa : Inuu heystaa shahaadada heerka koowaad ee Jaamacadda (Bachelor degree) isla markaana la xiriirtaa Culuumta Bulshada. Inuu keenaa shahaadada asalka ah iyo…

WARGELIN: Waqtiga Diiwaangalinta Ardayda Cusub

WARGELIN Waqtiga Diiwaangalinta Dhammaan ardayda rabto inay ku soo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2020-2021, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada codsiyada ay ku egtahay maalinta Talaadada 29/09/2020, 14:30 waqtiga Muqdisho. U diyaargarowga Imtixaanka Taariikhdu markey tahay Sabti, 03/10/2020, ardayda Is diiwaangelisay waxay soo booqan doonaan goobta ay imtixaanka ku galayaan iyada oo arday kasta…

Ogaysiis: Araaji Qabashada Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo bilaabatay

Ogeysiis Dhammaan Ardayda rabto inay ku soo biirto Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2020-2021, waxaa la ogaysiinayaa in qabashada araajida codsiga ay bilaaban doonto 03/08/2020 insha allah . F.G 1- Ardayda Sanadkan u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga waxay qabashada araajida ay bilaabanaysaa ka dib markii ay soo baxdo natiijada Imtixaanka Sannad Dugsiyadeedka 2019/2020 ee Wasaaradda Waxbarashada,…

Qabashada Araajida Dufcadda 5aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka oo bilaabatay

OGEYSIIS Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 5aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 27/07/2020 Shuurdaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa In uu heesto shahaadada Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Artska la xiriira. In uu heesto shahaado Bachelor ah oo laxariirta…

CALL FOR ABSTRACTS 2020

CALL FOR ABSTRACTS   The Somali National University is happy to announce its annual conference on Higher Education in Post-Conflict Societies,which will be taking place once again on July 21 -23, 2020 in Mogadishu, Somalia. The 2030 Agenda for Sustainable Development came into force in January 2016 as the central United Nations (UN) platform for…

Higher Education Conference

Higher Education Conference 2019

The Somali National University is happy to announce its annual conference on Higher Education in Post-Conflict Societies, which will be taking place once again on July 24 -26, 2019 in Mogadishu, Somalia. The 2030 Agenda for Sustainable Development came into force in January 2016 as the central United Nations (UN) platform for achieving ‘integrated and…

SNU Football Tournament 2018

The official SNU football tournament has started, in this tournament the competing teams are the nine faculties of Somali National University compare to seven from last year. The current defending champions are the faculty of Medicine which took the last two trophies. The football tournament is getting more popular with students.