Natiijada Imtixaanka soo gelida Barnaamijka Takhasuska “Dacwada & Imaamnimada”.

Jaamacadda Ummadda Somaliyeed waxey u hambalyaynaysaa ardada ka soo gudubtay imtixaanka soo gelida Barnaamijka Takhasuska Dacwada iyo Imaamnimada. Kuwaas oo ku xusan liiska ku lifaaqan ogaysiiskaan. Dukumintisyada laga rabo Ardayda ku soo gudbtay imtixaanka si ay isu diiwaan geliyaan: Arday kasta waa inuu keenaa shahaadada heerka 1aad ee Jaamacadda asal & Copy (Shahaadada waa inay…

Program: Master of Da’wa & Imam

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed & Wasaaradda Diinta & Awqaafta waxay iska kaashanayaan bixinta barnamij Master ah oo lagu qaadan doono Shahaadada Masterka “Dacwada & Imaamnimada”. Kulliyadda Takhasusaadka & Cilmi baarista JUS, ayaa bixin doonto barnaamijkaas, mas`uulna ka nqoon doonto habsami usocodka Barnaamijkaas. Waxaa Casharada lagu qaadan doonaa Machadka weyn ee “Masjidka Isbaheysiga Islaamka”. Faahfaahin ku saabsan…

Natiijada Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda Sanad tacliimeedka 2023-2024

Hambalyo ardayda ku guulaysatay imtixaankii aqbalaada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, sanad waxbarashadeedka 2023-2024! Waad dadaasheen, ku soo dhawaada Jaamacadiina. Si aad natiijadaada u hesho, fadlan booqo linkiga soo socda: https://ummadda.jaamacadda.net/ Tirada Guud ee Sanadkaan Jaamacadda Ummadda ay qaadatay ayaa ah 3485 arday oo ah kuwii ku gudbay imtixaanka eeg shaxda hoose Xarunta Dhexe NO Magaca Kulliyadda…

WARGELIN : Isdiiwaan gelinta Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo furan, Sannad Tacliimeedka 2023-2024

Dhammaan ardayda dooneysa inay ku biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2023-2024, waxaa la ogeysiinayaa in qabashada codsiyada ay furmi doonto 31 July 2023, ayna ku ektahay 07 Sep 2023. Arjiga waxaa laga qaban doonaa ardayda wadata shahaadada dugsiga sare ee Wasaaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Ardayda ku gudubtay Imtixaanka Shahaadiga, waxay la imaanayaan…

Postgraduate Diploma in Education

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2023/2024 ay so kordhisay Diblooma sare ee waxabarashada (Postgraduate Diploma in Education) taas oo muhiim u ah bahda ku howlan arimaha waxbarashada (Teaching and Learning Professionals). Muddada Shahaadada Dibloomaha sare lagu qaadanayo waa hal sano (12 months). Shuruudaha…

OGEYSIIS MUHIIM AH

Dhammaan ardayda dooneysa iney ka faa’iideystaan barashada Ingiriiska (Intensive English Program) ee Kulliyadda Luqadaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in 15 July 2023 Laqaadan doono arday cusub. Is qoristu wexey ku egtahay (27 August 2023) Shuruudaha ardayga is diiwaangalinayo: 1. File ama (gal). 2. 2 sawir oo kuwa baasaboor-ka ah. 3. Warqadda dhalashada, baasaboor ama…

Master of Education in Educational Leadership and Management

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Somaliyeed (JUS) waxa ay qaadaneysaa dufcadii 2aad ee Barnaamijka Takhasuska heerka 2aad ee waxbarashada (Master Degree in Education), Mudada waxbarashada heerka 2aad waa labo sano (24 bilood). Jaamacadu waxay bixineysaa Takhasuska hoos ku xusan: Shahaadada Masterate ee Takhasuska Maamulka iyo Hogaaminta Waxbarashada (Master of Education in Educational Leadership…

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista JUS waxay qaadanaysaa dufcaddii 12aad ee Diplomaha sare Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law)

Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista JUS waxay qaadanaysaa dufcaddii 12aad ee Diplomaha sare Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanaya waa 1. In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Daraasaatka Islaamka, Qaanuunka iyo Cilmiga Bulshada ama Artska la xiriira. 2. Qofkii heysto shahaado cilmi ah (Bachelor of Science) waa inuu keenaa…